Afhayeenka Aqalka Cad oo laga eryay laguna bahdilay maqaayad kutaala magaalada Washington

Sarah Sanders oo ah Afhayeenka Aqalka cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka ayaa lagu bahdilay gudaha Maqaayad kutaala magaalada Washigton ,kadib markii maamulka Maqaayada haweeneydaasi ku amreen in ay banaanka uga baxdo Maqaayadooda. Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa qoraya in sababta afhayeenka Maqaayada looga eryay in ay tahay siyaasada Aqalka cad ee ka dhanka ah dadka … Continue reading Afhayeenka Aqalka Cad oo laga eryay laguna bahdilay maqaayad kutaala magaalada Washington